22 research outputs found

    Language endangerment and language documentation in Africa

    Get PDF
    Non peer reviewe

    Murti iyo Sheekooyin

    No full text
    Buug ka mid yahay buugaagtii ugu horreysay ee ku saabsan suugaanta soomaaliyeed oo lagu qoray far-soomaalida._-_Uno dei primi testi di letteratura somala scritto in lingua somala con l'ortografia somala appena introdotta._-_One of the first volumes of Somali literature, written in Somali using the newly introduced alphabet

    Geologia della zona di Buqda Caqable nella regione di Hiiraan

    No full text
    Alcune note sulla geologia e stratigrafia della zona di Buqda Caqable, nella regione di Hiran.Warbixinno kooban oo ku saabsan cilmibaaris joolojiyeed ee lagu sameeyey Buqda Caqaba ee gobolka Hiiraan.Some geological and stratigraphical notes on the area of Buqda Caqable in the Hiran region.Documento messo a disposizione del Centro Studi Somali dal Prof. Carmignani, Università di Siena.Prof. Carmignani, oo ka tirsan Jamaacadda Siena, ayaa dokumentigan ku deeqay xarunta cilmibaarista (Centro Studi Somali).Document provided to the Somali Studies Centre by Prof. Carmignani, University of Siena

    Sidee maalka zakada looga baxshaa?

    No full text
    Buuggani wuxuu si tifaftiran uga hadlayaa habka diinta Islaamku ay farayso in hantida (mood iyo nool) looga bixiyo sakada,Il libro descrive in modo dettagliato come si effettua la "Zakat" (elemosina annuale obbligatoria rapportata ai beni che si possiedono), secondo i dettami dell'Islam.The book describes in detail the "Zakat" (mandatory annual alms in relation to the individual economic situation), according to the dictates of Islam

    Soomaaliya iyo Taarikhdeedii Hore

    No full text
    Qoruhu wxuu buuggan ku qaadaandhigayaa taariikhdii hore ee Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan xiriika taariikheed ee ka dhexeeyay Soomaalida iyo xadaaradihii hore, laga bilaabo Masaaridii hore ilaa Islaamka.L'autore parla in questo volume della storia antica del popolo somalo, in particolar modo della relazione storica che c'era tra la Somalia e le antiche civiltà, dagli antichi Egizi all'Islam.In this book the author deals with the ancient history of the Somali people, mainyl focussing on the historical relationship between Somalia and the ancient civilizations, from the ancient Egyptians to Islam

    Somali ideophones

    No full text
    The paper presents the first systematic account of a substantial number of Somali ideophones. The ideophones are first defined according to a number of phonological and morphosyntactic criteria, then categorized according to basic semantic fields, and finally arranged with glosses and English translation.Maqaalkani waa midka ugu horreeya ee si nidaamsan u lafagurayo qaybaha aasaasiga ah ee ereyada shanqar-raaca ah (ideophones) oo laga dhex helo Af-soomaaliga. Maqaalka aakharkiisana waxaa ku taxan ereyadaas oo Af-ingiriisi ku tarjuman.L'articolo rappresenta il primo resoconto sistematico di diversi ideofoni somali. Gli ideofoni sono definiti secondo criteri fonologici e morfosintattici, poi categorizzati secondo i campi semantici e infine ordinati con glosse e traduzione inglese

    Zubdul-Caabidiin (Burcadka Alle-Caabudayaasha)

    No full text
    Buuggani wuxuu si tifaftiran u muujinaya axkaanta salaadda iyo soonka oo lagu tarjumay Af-soomaali.Il libro descrive in modo dettagliato le caratteristiche e le condizioni per la preghiera e il digiuno che i musulmani osservano. Il testo è tradotto dall'arabo al somalo.The volume describes in detail the characteristics and conditions of prayer and fast respected by the Muslims. The Arabic text is translated in Somali

    Dabkuu shiday Darwiishkii (daraama)

    No full text
    Waa riwaayad si gaar ah u muujinaysa halgankii Daraawishta iyo himilooyinkii hoggaamiyahooda, Sayid Maxamad Cabdille Xassan._-_Si tratta di un dramma che in modo particolare si sofferma sulla lotta dei Dervisci e sulle ambizioni della loro guida, Sayid Maxamad Cabdille Xassan._-_This is a play principally about the Dervishes' struggle and the aims of their leader Sayid Maxamad Cabdille Xassan

    The Oligo-Miocene of Eil (NE Somalia): a prograding coral-Lepidocyclina system

    No full text
    Stratigraphic study of Eyl in northeastern Somalia.Daraasaad joolojiyeed ee lagu sameeyey Eyl, oo ku taalla woqooyi-bari Soomaaliya.Studio stratigrafico di Eil, situati nella Somalia nord-orientale.Document provided to the Somali Studies Centre by Prof. Carmignani, University of Siena.Prof. Carmignani, oo ka tirsan Jamaacadda Siena, ayaa dokumentigan ku deeqay xarunta cilmibaarista (Centro Studi Somali).Documento messo a disposizione del Centro Studi Somali dal Prof. Carmignani, Università di Siena
    corecore