[Dhirta iyo geela - Piante e cammello]
Abstract
Odayaashu waxay halkaan kaga doodayaan noocyada kala duwan ee dhirta aan la beerin ee ka baxdda degaannada Soomaaliyeed: dhirta wax lagu daweeyo iyo kuwa la cuno; haka lagu daweeyo cudurrada qaarkood (dadka iyo xoolahaba); habka loo diyaariyo in la cuno.In questa conversazione gli anziani discutono di diversi tipi di piante che crescono spontaneamente in varie zone della Somalia: piante con proprietà terapeutiche e nutritive; uso curativo in caso di determinate malattie o problemi di salute (sia per gli uomini che per gli animali); modi di preparazione per il consumo.In this conversation the elders talk about several plant species which grow spontaneously in Somalia: plants with curative and nourishing properties; therapeutic use in case of diseases and health problems (for people and animals); the ways they can be consumed.Haasaawe badan oo laga duubay siddeetameeyadii odayaal ka shaqaynaayay Akadeemiyada Cilmiga iyo Fanka iyo Suugaanta ee Muqdisho iyagoo ka hadlaya hiddaha iyo dhaqanka ee bulshada soomaaliyeed.Registrazioni audio di conversazioni intercorse tra anziani dell'Accademia delle Scienze, delle Arti e della Letteratura di Mogadiscio negli anni '80, su temi relativi alla cultura e alla società tradizionali somale.Conversations between Elders of the Academy of Science, Arts and Literature on arguments related with Somali culture, society and traditions, recorded in Mogadishu in the 80's- Sound
- dhir
- dhir daawo
- dhir miro leh
- daweyn dabiici ah
- geel
- piante
- piante medicinali
- piante da frutto
- rimedi naturali
- cammelli
- plants
- medicinal plants
- fruit plants
- natural remedies
- camels
- Conversazione
- ::Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Antaraboolooji::dhaqameed
- ::Xoghayaha Xarunta Cilmibaarista Soomaaliyeed::Daawo::dhaqameed
- ::Soggettario Centro Studi Somalo::ANTROPOLOGIA::Culturale
- ::Soggettario Centro Studi Somalo::MEDICINA::Tradizionale
- ::Center for Somali Studies List of Subjects::Anthropology::cultural
- ::Center for Somali Studies List of Subjects::Medicine::traditional