Meille tulee vauva: opas vauvan odotukseen ja hoitoon

Abstract

Buuggan la yiraahdo Ilmaa noo DHALANAAYA waa buug hage ah oo loogu talagalay waalidka sugaaya in ay ilmo u dhashaan. Waxaa buuggan aad ka heleysaa macluumaadkii ugu dambeeyay ee la xiriira ilmaha uurka ku jira, xilliga dhalitaanka, daryeelka ilmaha, iyo adeegyada loogu talagalay qoysaska carruurta leh. Sidoo kale waxaa buuggan looga hadlayaa arimaha la xiriira waalidnimada, xiriirka ka dhexeeya lammaanaha isqaba, horumarka iyo caafimaadka ilmaha iyo sidii xiriir wadahadal loola sameyn lahaa ilmaha. Buuggan ilmaa noo dhalanaaya waxaa laga helayaa warbixin iyo talooyin wax ku ool ah oo ka caawinaya waalidka arimaha la xiriira howlaha nolol-maalmeedka wanaagsan iyo waalidnimada. Daabacaddan la soo cusbooneysiiyay waxaa laga soo qaatay asalka daabacaddii hore ee ay sida wadajirka ah isaga kaashadeen khabiirrada iyo waalidiinta

    Similar works

    Full text

    thumbnail-image

    Available Versions